Applicationka Su'aalaha iyo jawaabaha ee Suaalö
Developer: kulmiss.com
Category: Education (app)
Suaalö waa Gameka koobaad ee kusaabsan su'aalaha iyo jawaabaha diiniga iyo maadiga ah ee ku baxaya luuqada somaliga. Wuxuu ka kooban yahay su'aalo badan oo gaadhay ilaa 1,000+ oo suaalood oo iskugu jira dhammaan qaybaha kala duwan ee diinta, maadiga, sayniska, cilimiga bulshada, sportiga IWM. Appka Suaalö waxaa ka loogu tala galay inay ka faa'iidaystaan dhamaan dhallinyarada caruurta iyo ruuxkasta oo rabo in uu wax ka barto diinta islaamka iyo dhaqanka somaliga oo ku hadla luuqada somaliga. Waxaad samaysan kartaa account aad ku ciyaarto mobilo kala duwan, iyo sidoo kale inaad la tartanto asxaabtaada iyo sidoo kale inaad la shaykeeso. Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose: info@kulmiss.com
ilovalar.com
for Android